Monday, August 7, 2023

Hogaamiyaha Ssc Khaatumo State

 


Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa loo Doortay Hogaanka Fulinta Ee Ssc-Khaatumo State Of Somalia,

Waxaa uu Helay Codod ka 30 Mudane Barlamaan sidaasna Waxa Uu Ku Noqday Hogaamiyaha Fulinta Ee Ssc-Khaatumo.

Hogaamiye Cabdiqaadir Ayaa ah nin in badan uso Halgamay Deganada Ssc-Khaatumo, 

Isago Gacan Wayn ka Gaystay Dhismihii iyo Mamulkii Jabhada Ssc Ee Dagalada Kala Duwan La Gashay Mamulka Somalilad .

Hogaamiyahan la Doortay ayaa ah nin Aad ugu Ad Adag Dareenka Shacbiyadeed Ee Deegaanadiisa Dareenkaas Oo Ah Inaysan Marnaba Ka Mid Noqon Kana Mid Noqon Doonin Mamulka Somalilad, 

Sido Kale Aysan Hoos Tagi Doonin Mamul Kale ee Ay Noqdaan Mamul Madax Banaan, Oo Xor u ah Xukunkooda, iyo Afkaartooda, iyo Go'aanada Masiirkooda.

Manta Tariikh Cusub Baa u Soo Hoyatay Deeganadan Ssc-Khaatumo.

Arigtaada Nagula Wadaag Qaybta Faalada

Mahadsanid

W/Q: Axmed Cabdirisaaq Saalah

Hogaamiyaha Ssc Khaatumo State

  Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa loo Doortay Hogaanka Fulinta Ee Ssc-Khaatumo State Of Somalia, Waxaa uu Helay Codod ka 30 Mudan...